Shirka Golaha Xukumadda Dowladda Puntland oo looga hadlay arrimo dhowr ah
April 25, 2019 - Written by EditorGaroowe:-Shirka Golaha Xukumadda Dowladda Puntland oo uu Shir Goddoominayey Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland, Ahna Ku-simaha Madaxweynaha Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa todobaadkan looga hadlay Amniga dalka, Waxqabadka Boqolka Maalmood ee Xukuumadda, Xaaladda Abaarta, warbixinta Guddiga maaraynta Arrimaha Kufsiga iyo wabixino kale.
Hoos ka Akhriso warsaxaafadeedkii ka soo baxay shirka Golaha wasiirada ee Puntland
no images were found
M_M_Deeq
Halgan.net