Golaha Xukuumadda Dawladda Puntland oo maanta shir deg deg ah yeeshay
April 21, 2015 - Written by EditorGaroowe:-Golaha Xukuumadda Dawladda Puntland ayaa maanta waxaa ay iskugu yimaadeen shir deg deg ah oo uu shir gudoominayey Madaxweyne ku xigeenka Dawladda Puntland Eng. Cabdixakiim Xaaji C/llahi Cumar Camey, waxaana ay uga hadleen xaaladda amniga guud ee Puntland iyo gaar ahaan qaraxii 20-kii April lala beegsadey mid ka mid ah gaadiidka qaada shaqaalaha Qaramada Midoobey oo ku sugnaa Caasimad Dawladda Puntland ee Garoowe.
Hoos ka eeg warsaxaafeedka ka soo baxay kulan deg deg ah ee Xukuumada dowladda Puntland.
no images were found
M_M_Deeq
Halgan.net