Puntland oo beenisay In mashruucii Dhismaha Dekedda Boosaaso loo wareejiyey Garacad.[Dhagayso]

May 11, 2015 - Written by Editor

wasiirBoosaaso:-Wasiirka Dekedaha iyo Gaadiidka Badda ee dowladda Puntland C/laahi Jaamac Saalax oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Boosaaso ayaa waxaa uu been abuur ku tilmaamay in mashruucii lagu ballaarinta Dekeda Bosaso loo wareejiyay Degmadda Garacad ee gobolka Mudug.

Wasiirka Dekedaha iyo Gaadiidka Badda ee dowladda Puntland C/laahi Jaamac Saalax oo safar shaqo ku tegay magaalada Garacad ee Gobolka Mudug ayaa koox ka soo horjeeda horumarka deegaanada Puntland ay faafiyeen warar aan sal lahayn.

Wasiirka Dekedaha iyo Gaadiidka Badda ee dowladda Puntland C/laahi Jaamac Saalax ayaa waxaa kale oo ka warbixiyey safarkii shaqo ee uu ku tegay magaalada Garacad ee Gobolka Mudug.
Hoos ka Dhagayso shirka jaraa’id ee Wasiirka Dekedaha iyo Gaadiidka Badda ee dowladda Puntland C/laahi Jaamac Saalax

[audio: http://k003.kiwi6.com/hotlink/v0dxh46jwu/wasiirxassan.mp3]

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
May 2015
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online