Warar

(February 25, 2025)
Boosaaso:-Ciidanka Hawlgalka Ciribtirka Argagixisada ee Puntland waxay maanta hawlgal lagu sifeynayo Argagixisada Daacish ka fuliyeen, deegaannada Kalriyaad, Saax iyo Madaah ee Gobolka Bari oo ay ku Madaxweynaha DFS oo kulammo la qaatay Hoggaamiyaha Golaha Sare ee dalka Liibiya
(February 24, 2025)
Libya:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulammo miro dhal ah la qaatay Hoggaamiyaha Golaha Sare ee Liibiya, Mudane Maxamed Al-Manfi iyo Ra'iisal Wasa Ciidamada Difaaca Puntland oo la wareegay deegaanka Sheebaab (Daawo)
(February 24, 2025)
Boosaaso:-Ciidamada Difaaca Puntland ee wada howlgalada ciribtirka Daacish ayaa maanta si buuxda ula wareegay Taliskii Argagixisada Daacish ee Sheebaab kuwaas dhaca buuraha Calmiskaad.Taliska ciidank Ciidamada Difaaca Puntland oo la wareegay deegaannada Daray-Madoobe iyo Curaar
(February 23, 2025)
Boosaaso:-Ciidamada geesiyaasha ah ee Dowladda Puntland ayaa si rasmi ah ula wareegay deegaannada Daray-Madoobe, Curaar iyo buuraha afarta koone ee dhaca deegaanka Gaatir Oodan ee buuraleyda Cal-misk Ciidamada Puntland oo Mujrimiinta Daacish ka qabsaday Aagag hor leh .
(February 22, 2025)
Cal-miskaad:-Ciidamada Difaaca Dowladda Puntland ayaa maanta gaaray aagag cusub oo ay ku sugnaayeen argagixisada Daacish, kuwaas isaga cararay saacadihii lasoo dhaafay kaddib markii khasaare baaxad l Madaxweynaha DFS oo furay Kalfadhiga 6-aad ee Baarlamaanka 11 JFS.
(February 22, 2025)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta si rasmi ah u furay Kalfadhiga 6-aad ee Baarlamaanka 11-aad ee Federaalka Soomaaliya ayaa ku bogaadiy Madaxweynaha Puntland oo qaabilay Safiirka Dowladda Ingiriiska ee Soomaaliya Michael Nithavrianakis.
(February 22, 2025)
Boosaaso:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta qaabilay Safiirka Dowladda Ingiriiska ee Soomaaliya, Ambassador Michael Nithavrianakis. Kulanka oo ay ka qeybga Hawlgal lagu Cirib-tirayo Argagixisada Puntland oo lagu dilay maanta 44 Daacish ah.
(February 20, 2025)
Boosaaso:- Puntland ayaa Warsaxaafadeed ka soo saartay hawlgalkii maanta ka dhacay buuraha Calmiskaad ee gobolka Bari kuwaas oo jabweyn lagu gaarsiiyey kooxda Mujrimiinta Daacish kuwaas oo ku dhuumaa Joojin Ajaanibta sharci la’aanta kusoo gelaysa deegaannada Puntland.
(February 19, 2025)
Boosaaso:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Amar Madaxweyne kusoo saaray in la joojiyey Ajaaniibta Sharci la’aanta kusoo gelaysa deegaannada Puntland, waxaana la fa Duqey xooggan oo ku socota Boholaha Xankookib oo ku dhaw Deegaanka Dhasaar.
(February 16, 2025)
Boosaaso:-Dowladda Puntland oo kaashanaysa Saaxibada Imaaraadka ayaa galabta fulisay duqeymo lagu beegsaday Boholaha Xankookib oo u dhaw deegaanka Dhasaan ee Buuralayda Cal-miskaad, waxaa lagubay kay
![]() |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|