Warar

Golaha Wasiirada Puntland oo caawa lagu dhawaaqay
(February 28, 2024)
Garoowe:-Magacaabista Golaha Xukuumadda Dowladda Puntland 2024-2029, waxaa Warbaahinta u akhriyey Afhayeenka Ahna Agaasimaha Warfaafinta Madaxtooyada Dowladda Puntland, Mudane Jaamac Yuusuf Jaamac Da
Madaxweynaha JFS Xasan Sheekh Maxamuud oo gaaray magaalada Nairobi
(February 28, 2024)
Nairobi:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Nairobi halkaas oo uu kala qeyb-galayo Madaxda Caalamka Meertada 6-aad ee Qaramada Midoobe
Madaxweynaha JFS oo Shir jaraa’id ku qabtay Xarunta Madaxtooyada Qaranka.[Video]
(February 21, 2024)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jahmuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo Shir jaraa’id ku qabtay Xarunta Madaxtooyada Qaranka ayaa faah faahiyay heshiiska Iskaashiga difaaca iyo ho
Golaha Wasiirrada XFS oo ansixiyay heshiis taariikhi ah oo ay dowladda Soomaaliya la gashay Dowladda Turkiga.[Video]
(February 21, 2024)
Muqdisho:-Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa maanta ansixiyay heshiis taariikhi ah oo ay dowladda Soomaaliya la gashay Dowladda Turkiga, kaas oo ku saabsan iskaash
Villa Soomaaliya oo ka jawaabtay Xaalada Madaxweynaha Dalka uu kala kulmay Ethiopia
(February 17, 2024)
Muqdisho:-Madaxtooyada JFS Villa Soomaaliya oo ka jawaabeysa Xaalada Madaxweynaha Dalka uu kala kulmay Ethiopia A/CawaleHalgan.net
Ra’iisul Wasaaraha JFS oo kulamo muhiim la qaatay Guddoomiyeyaasha labada Aqal ee Baarlamaanka
(February 17, 2024)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Hamza Abdi Barre, oo booqday Guddoomiyeyaasha labada Aqal ee Baarlamaanka JFS, ayaa kulamo uu la qaatay waxa uu la
Madaxweynaha JFS oo ka qayb galay Shir madaxeedka 37-aad ee Midowga Afrika.
(February 17, 2024)
Addis:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Addis Ababa kaga qayb galay furitaanka Shir madaxeedka 37-aad ee Midowga Afrika. Madaxweyne Xassan
Madaxweynaha JFS oo gaaray magaalada Addis Ababa.
(February 16, 2024)
Addis Ababa.:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb geli Dona Meertada 37-aad ee shir-madaxeedka Golaha Midowga Afrika. Madaxweynaha ayaa gudbin
Shirka Golaha Wasiirrada XFS oo looga hadlay dagaalka ay ciidanka dowladdu kula jiraan Al-shabaab
(February 15, 2024)
Muqdisho:-Shirka Todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa looga hadlay hawlgallada lagu ciribtirayo Khawaarijta oo ka socdo qeybo kamid ah dalka iyo ho
Madaxweynaha JFS oo bogaadiyey heshiiska tayeynta Ciidamada ee ay kala saxiixdeen Soomaaliya iyo Maraykanka.[Video]
(February 15, 2024)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khudbad ka jeediyey munaasabad lagu saxiixayey heshiiska tayeynta Ciidamada Soomaaliyeed oo ay kala sixiixd

« Previous PageNext Page »