Halgan web Tv Station Broadcasting Live Waxay idiin soo tabineysaa Nadwo ka socota Masjidka Indho deero ee Burco (Live Daawo)

by halgan.net


Posted on August 24, 2013 at 9:00 PM


Halgan web Tv Station Broadcasting Live Waxay idiin soo tabineysaa Nadwo ka socota Masjidka Indho deero ee Burco (Live Daawo

Shabakada Wararka Halgan.net oo aad uga barateen in marwalba ay idiin soo tabiso mutamaraadka iyo nadwooyinka Culumada Soomaaliyeed ayaa si Maqal iyo muuqaal ah. Shabakada Wararka Halgan.net iyo Radio Halgan Live waxay haatan si toos ah idiinku soo gudbinayaan Nadwo cilmiyeed ka socota magaalada Burco ee xarunta gobalka Togdheer gaar ahaan Masjidka Indho Deero oo ay ka socoto nadwo looga hadlayo Doorashooyinka Maamulka S/land . Dhamaan waxaan u mahad celineynaa culumada iyo walaalaha nagu kordhiyey talooyinka iyo nasiixooyinka qiima galka ah oo ay na soo gaarsiiyeen qaar ka mid ah culumada Soomaaliyeed alaha dhowree dhamaantoood. Wixii talo iyo fadlan noogu soo hagaajiya Webmaster@halgan.net alle waxaan ka baryeynaa in uu camalkeena ka dhigo mid isaga gaar u ah Aaaamiin Hoos ka Daawo Halgan web Tv Station Broadcasting Live Nadwada ka socota magaalada Burco Masjidka Indho Deero

Maamulka Halgan.net Radio Halgan


Blog Search

Side Widget Well

Lorem ipsum dolor sit amet, consectetur adipisicing elit. Inventore, perspiciatis adipisci accusamus laudantium odit aliquam repellat tempore quos aspernatur vero.