Nadwo Cilmiyaad caawa ka bilaaban doonta Laascaanood
November 15, 2026 - Written by EditorOGAYSIIS OGAYSIIS OGAYSIIS. đź”´LiveLaascaanood; Waxa Magaalada Laascaanood ka bilaaban doona Caawa oo ah 15-Nov 2026 Nadwo Cilmiyeed ay ka qaybgalayaan qaar ka mid ah culimada waaweyn ee Soomaaliyeed. Inta ay socoto Nadwadu, waxay culimadu samayn doonaan Muxaadarooyin, Tabbabaro cilmi kororsi ah, wacyigelino iyo kulamo bulshada ay la qaadan doonaan. đź”´Live: Fadlan si toos ah ugala soco Nadwada Caawa Pageke Halgan Net.Halgan Net

Halgan.net
Mohamed Claahi
Laascaanood.

.gif)

