Duruus Online

Khudbadii Jimcaha Masjidka Abubakar Al Sadiiq Nairobi Sheekh Maxamed Cabdi Umal
(July 21, 2023)
Nairobi:-Waxaan idinka soo gudbineynaa Khudbadii Jimcaha Masjidka Abu Bakar ee magaalada Nairobi waxaana Khudbada jeediyey Sheekh Maxamed Cabdi Umal Xafidahulaah waxaana uu khudbadiisa uu uga hadlay
Khudbadii Jimcaha Masjidka Abubakar Al Sadiiq Nairobi Sheekh Abdiraxman Sheekh Mursal.
(July 14, 2023)
Nairobi:Waxaan idinka soo gudbineynaa Khudbadii Jimcaha Masjidka Abu Bakar ee magaalada Nairobi waxaana Khudbada jeediyey Sheekh Abdiraxman Sheekh Mursal Xafidahulaah waxaana uu khudbadiisa uu uga ha
Ramadaan Waa Waddada Nafta Lagu Hagaajiyo Sheekh C/naasir Xaaji Ahmed (Daawo)
(May 6, 2019)
Sh C/naasir Xaji Ahmed Laascaanood :- Waxaan idiin soo gudbineynaa Duruus ku saabsan Bisha Ramadaan oo ay jeedin doonaan culumada Soomaaliyeed waxaan diirada lagu saari doonaa Bishan barakeysan
Daawo Kitaabkii دفع إيهام الاضطراب عن آيات الكتاب Darsigii 1aad ilaa 35aad Sh Maxamed Umal
(September 22, 2018)
Nairobi:-Waxaan idiin soo gudbineynaa Kitaab Cusub oo uu ka bilaabay Masjidka Abubakar Al Sadiiq ee magaalada Nairobi Sheekh Maxamed Cabdi Umal Xafidahulaah waxaana Kitaabka la yiraahdaa دفع إيه
Baadda La Siiyo Kooxda Al-Shabaab miyaa lagu badbaadayaa ?Sheekh Abu Xassaan
(July 8, 2018)
Muqdisho:-Waxaan idiin soo gudbineynaa kalimad kooban oo uu jeediyey Sheekh Xasan Maxamed Ibraahim Sh Abu Xassaan oo uu kaga hadlay dhibaatada iyo Baada Kooxda Al-Shabaab ay ku heyso shacabka masaakii
Kitaab Saxiixul Bukhaari Sh Cnaasir Xaji Axmed Abu Maxamed Xafidahulaah (Daawo)
(December 28, 2017)
Laascaanood:-Waxaa caawa idiin soo gudbineynaa caawa Kitaabka Saxiix Bukhaari oo uu bilaabay Sh C/Naasir Xaaji Axmed (Abu Maxamed) waxaana uu Sheekha ka akhriyaa Kitaabka Masjid Jaamica magaalada Laas
Mu,tamarkii 9aad ee jaaliyada Soomaaliyeed ee Ugandha oo la soo gabagabeeyey (Masawiro)
(December 28, 2017)
Kampala:-Waxaa markii bisha ahayd 26/12/2017 lsoo gabagaboobay Mu,tamarkii 9aad ee Jaaliyadda Soomaalida ee ku dhaqan dalka Ugandha gaar ahaan magaalada Kampala ee xarunta dalkaas waxaana lagu qabtay
Nadwo Walaaleynta Bulshada iyo la dagaalanka Qayaalada oo lagu qabtay Laascaanood (Daawo)
(December 1, 2017)
Laascaanood:-Waxaa malinimadi Jumcadii ee soo gabagaboobay dawro Loogu magac daray walaalaynta Bulshada iyo la dagaalanka qabyaalada. Dawradan oo soconaysay muddo 2 casho ah aya waxa loo qabtay
Khatarta Kooxda Caqliga ka hormarisa Diinta Islaamka “Caqlaaniyiin “Sh Maxamuud Shible (Daawo)
(January 31, 2017)
Mombaza:-Waxaan idiin soo gudbineynaa muxaadaro muhiim ah oo ka hadleysa kooxda Caqlga ka hormarisa diinta kuwaas oo loo yaqaan (Caqlaaniyiin)waxaana muxaadarada jeedinaya Sheekh Maxamuud Shible Xafid
Masuulidda Madax Dhaqameedka Sheekh C/naasir Xaji Axmed (Daawo)
(January 15, 2017)
Waxaan idiin soo gudbineynaa wacdi aad u qiimo badan oo uu jeedinayo Sheekh C/naasir Xaji Axmed waxaana uu sheekhu wacdigiisa uga hadlay Masuulidda Madax Dhaqameedka taas oo aad loogu baahnaa ka dib m

Next Page »