Warar

Madaxweynaha Puntland oo la kulan la qaatay Taliska Ciidamada Maraykanka ee Afrika (AFRICOM)
(August 31, 2026)
Boosaaso:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta magaalada Boosaaso ku qaabilay saraakiil sare oo ka socday Taliska Ciidamada Maraykanka ee Afrika (AFRICOM), o
Madaxweynaha DFS oo kulan dhiirrigelin la qaatay 10-kii arday ee kaalmah u horeeyey galay.
(August 26, 2026)
Muqdisho:Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan dhiirrigelin iyo bogaadin ah la qaatay 10-kii arday ee kaalmaha ugu horreeya ka galay imtixaanka
Madaxweynaha Puntland oo kormeer shaqo ku tagay Dekedda Garacad.
(August 26, 2026)
Garacad:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay Dekedda Garacad, isagoo xariggaa ka jaray dhismaha kaydinta badeecadaha, isla markaasina
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni Kulan Muhiim ah la qaatayDegmada Bali-busle.
(August 23, 2026)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa caawa kulan muhiim ah la qaatay qaybaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan Degmada Bali-busle ee degmada Jariiban. K
Madaxweynaha Dowlada Puntland kulan kula qaatay nabadoonnada iyo odayaasha dhaqanka ee Gobolka Mudug
(August 9, 2026)
Gaalkacyo:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Qasriga Madaxtooyada ee Gaalkacyo kulan kula qaatay nabadoonnada iyo odayaasha dhaqanka ee Gobolka Mudug. Kulanka
Shirkii Golaha Xukuumadda Dowladda Puntland oo laga soo saaray Warmurtiyeed.
(August 6, 2026)
Garoowe:-Shirkii Golaha Xukuumadda Dowladda Puntland ee qabsoomay maanta oo ay taariikhdu tahay 6-da Agoosto 2026, uuna shir guddoomiyey Madaxweynaha Dowladda Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi
Madaxweynaha Puntland oo ka hadlay dagaalkii ka dhacay Gaalkacyo
(August 5, 2026)
Gaalkacyo:-Ciidamada Puntland ayaa dulaan ku qaaday saaka aroortii xerada ciidanka PSF waxaa jira Khasaaro labada dhinac.Dagaalka ayaa ku bilowday duqayn labada dhinac oo socday mudo hal saac ah
Guddigii Dib-u-heshiisiinta iyo Nabad raadinta Soomaaliyeed oo Hargeysa ku qabtay shir jaraa’id
(August 5, 2026)
Hargeysa:-Guddigii Dib-u-heshiisiinta iyo Nabad raadinta Soomaaliyeed ee ay Culimada Kaga dhawaaqeen Magaalada Laascaanood kadib shirkii Garowe ayaa shir jaraa'id ku qabtay Magaalada Hargeysa.
Madaxweynaha Dowlada Puntland oo kulan la qaatay Saraakiilka socota AFRICOM
(August 2, 2026)
Boosaaso:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Saciid Cabdullaahi Deni oo ay weheliyaan xubno Wasiiro, Saraakiil Ciidan iyo La-taliyaal ah ayaa Magaalada Bosaaso shir kula yeeshay Wefti ka soc
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Xamsa Cabdi Barre oo gaaray Laascaanood.
(August 2, 2026)
Laascaanood:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Xamsa Cabdi Barre iyo wafti wasiirro ah ayaa gaaray magaalada Laascaanood ee xarunta dowlad-goboleedka Waqooyi Bari, halkaas oo xukuumadda

Next Page »