Daawo Mu`tamrkii 18aad Tawxiid Islaamic Center Ee Ugandha.(January 22, 2026)
Kampala :- Halgan.net waxaa ay idiin soo gudbineysaa dhamaan Muxaadaraadkii laga jeediyey M,utamarkii 18aad ee Tawxiid Islamic Centar kaas oo lagu qabtay magaalada Kampala ee xarunta dalka Ugandha.Mu Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo kulan la qaatay saraakiishii ciidanka Puntland
(January 22, 2026)
Garoowe:-Ku-simaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland, Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor, ayaa maanta kulan qado-sharaf ah la qaatay saraakiishii ciidanka ee guusha ka soo hooyay Madaxweynaha JFS wada hadal taleefan la yeeshay Madaxweynaha Yugaandha
(January 22, 2026)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta wada hadal taleefan la yeeshay Madaxweynaha dib loo doortay ee Jamhuuriyadda Yugaandha, Mudane Yow Madaxweynaha JFS Xasan Sheekh Maxamuud oo la hadlay Shacabka Soomaaliyeed
(January 8, 2026)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo Khudbad u jeediyey shacabka Soomaaliyeed ayaa ka hadlay xaaladda dalka, dadaallada diblumaasiyadeed iyo sha Madaxweynaha JFS Khudbad u jeediyey Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya
(December 28, 2025)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad u jeediyey Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa si adag u cambaareeyey xadgudubka Madaxweynaha JFS oo kulan Wadatashi ah Siyaasiyiinta Mucaaradka.
(December 27, 2025)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ku guda jira wada-tashiyo qaran oo lagu xoojinayo difaaca midnimada, madax-bannaanida iyo wadajirka dalka, a Madaxweynaha JFS oo Khudbad uu caawa u jeediyey shacabka Soomaaliyeed
(December 24, 2025)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khudbad uu caawa u jeediyey shacabka Soomaaliyeed waxa uu kaga hadlay muhiimadda taariikhiga ah ee doorash Madaxweynaha Puntland Kullan is xogwareysi ah la qaatay Xildhibaannada Labada Aqal ee Soomaaliya
(December 21, 2025)
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Kullan is xogwareysi ah la qaatay Xildhibaannada Labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ee hadda ku sugan Kismaayo. Kulanka waxa Shirweynaha Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed oo laga soo saaray Warmurtiyeed
(December 21, 2025)
Kismaayo:-Madaxweynaha Dowladda Jubaland, Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa haatan ka qeybgalaya munaasabadda xiritaanka Shirweynaha Aayo-ka-tashiga Soomaaliyeed ee Golaha Mustaqbalka Soomaaliya, kaa Wufuud kala duwan Golaha la magac baxay Mustaqbalka Soomaaliya oo gaaray magaalada Kismaayo.
(December 17, 2025)
Kismaayo:-Madaxweynaha Dowladda Jubaland, H.E Ahmed Mohamed Islaam ayaa Garoonka Diyaaradaha Sayid Maxamed Cabdille Xasan ee Magaalada Kismaayo kusoo dhaweeyay Madaxweynaha Dowladda Puntland, Saciid
![]() |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
Somali Links
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||

