Cidanka badda ee Puntland oo saaka gaaray degmada Baargaal ee gobolka Bari.

June 5, 2012 - Written by

Baargaal:-Ciidamo ka tirsan ciidanka Badda ee Puntlland ayaa saaka gaaray degmada Baargaal ee Gobolka Bari imaanshaha ciidanka Badda ee Puntlland ee Degmada Baargaal ayaan horay loo shaacin iyadoo dadka degaanka ay xaqiijiyeen in ciidankaas uu saaka soo galay degmada Baargaal. Dadka degaanka oo la hadlay saxaafada ayaa u xaqiijiye in ay degmada Baargaal ilaa saaka ay ku arkayaan diyaarado jawi hoose ku duulaya  oo ka soo duulaya maraakiibta shisheeyey ee ku sugan xeebaha Soomaaliya iyo marin biyaadka gacanka cadmeed.

Ilaa hadda ma jiraan wax xiisad ah oo ay kala kulmeen ciidanka Badda ee Puntlland markii ay saaka gaareen degmada Baargaal ee Gobolka Bari  oo maalmo ka hor ay koox burcad badeed ah ay Mar kab ay soo qafaasheen ay la yimaadeen degmada Baargaal taas oo cabsi iyo dareen ku abuurtay dad weynaha ku nool degmada Baargaal oo ah magaalo taariikhi ah.

Waa markii ugu horeysey oo ay ciidamo ka tirsan kuwa Badda Puntland ay gaaraan degaanada fog fog ee ku yaal Gobolka Bari gaar ahaan degmada Baargaal.Ciidamadaan ayaa waxaa ay horay saldhigyo uga samaysteen ,Eyl , Xaafuun iyo Baargaal oo ay maanta ku sugan yihiin.

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
June 2012
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
252627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online