Halgan.net oo heshay Nuqulkii ugu danbeeyey ee Dastuurka DFKM oo ay saxiíxayaasha Roadmapku isku raaceen

June 25, 2012 - Written by

Halgan.net ayaa heshay nuqul ka mid ah Dastuurka DFKM kaas oo in mudo ah la rabay in la soo bandhigo ilowareed lagu kalsoon yahay ayaan ka helnay nuqulkan aan caawa u soo gudbineyno Akhristayaasha Halgan.net ;maanta ayey ahayd markii wasiirka Dastuurka DFKM uu shaaciyey in warbaahinta loo soo bandhigi doono Dastuurka cusub ay yeelaneyso dowlada rasmiga ah ee la dhisi doono bisha 8aad. Shacabka Soomaaliyeed iyo waxgaradka ,culumada ayaa aad uga qeyliyey sababta loogu soo bandhigi waayey Dastuurka.

Dastuurka ayaa waxaa sidoo kale Khilaafka uu ka dhex abuuray Wasiirka Dastuurka Xukuumadda DFKM, C/raxmaan Xoosh Jibriil iyo Gudiga Madaxa banaan ee Dastuurka kaas oo uu magacaabay madaxweynaha DFKM Shariif Sheekh Axmed . Shir deg deg ah oo galabta ay yesheeen Golaha wasiirada ee DFKM oo uu shir guddoominayaey Ra’isul wasaaraha DFKM Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa isku raacay in Gudiga Madaxa banaan ee Dastuurka DFKM uu waqtigiisu dhamaaday.

Halkaan  ka Akhriso Dastuurka DFKM

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
June 2012
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
252627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online