Mu’asasada Tawxiid ee Dacwada oo Barnaamij diini ah ka fulisay magaalada Imbaali (Masawiro)(October 10, 2013)
Kampala:-Kulan balaaran oo ka dhacay Degaanka Imbaali ee Uganda ayaa waxaa Mu'asasada Towxiid ee Dacwada waxa ay ka fuliyeen degaankaas.Barnaamijkan ayaa waxaa ka qeyb galay fulintiisa Culima’aduun Kitaabka Usuulu sunnah Imaam Xumaydi Sheekh Maxamed Cabdi Umal (Daawo)
(October 10, 2013)
Nairobi:-Waxaan caawa halkaan idiinku soo gudbineynaa Kitaabka Usuulu sunnah Imaam Xumaydi oo uu akhriyey Sheekh Maxamed Cabdi Umal Xafidahulaah ee ka faa,ideysi wacan waxaaa diyaariyey Duruustan Sala
Sh Cabdinaasir Xaaji Axmed oo socdaal Dacwo ku gaaray degmada Buuhoodle.[Masawiro](October 10, 2013)
Buuhoodle, 10-Oct-2013, Sh Cabdinaasir X Axmed oo ka mid ah Culimada ugu waaweyn Soomaaliya oo xiligan socdaal ku jooga magaalada Buuhoodle ee xarunta gobolka Cayn ayaa booqday Machadka sare ee Al-fur Golaha Wasiirada DFS oo ku shiray Muqdisho.[Warsaxaafadeed]
(October 10, 2013)
Muqdisho:-Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii joogtada ahaa kaasoo uu shir guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Mudane Cabdi Faarax Shirdoon Saa Ra’iisul wasaaraha KMG ee dowladda Libya Cali Zeydan oo la sii daayey
(October 10, 2013)
Libya:-Raisul wasaaraha KMG ee dowlada Libya Cali Zeydan ayaa goordhow la lsii dayay, ka dib markii ay saaka ka afduubeen kooxaha kacdoonka Hotel uu ku sugnaa oo la yiraahdo Corinthia Hotel oo ku yaal
Kooxo hubeysan oo Afduubtay Raisulwasaarihii dalka Libya Cali Zeydan(October 10, 2013)
Libya:-Kooxo hubeysan oo aan ilaa haatan heybtooda la aqoon ayaa afduubay Ra’iisul wasaaraha KMG ah ee dalka Libiya, Cali Zeydan xili uu ku sugnaa hotelkii uu ka deganaa magaalada Tripoli ee xarunta
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||

