Madaxweynaha Juba oo Tacsi u diray eheladii RW hore C/risaaq Xaji Xusen

February 2, 2014 - Written by Editor

kismaayoKismaayo:-Madaxweynaha KMG ee Juba Axmed Maxamed Islaan (Axmed Madoobe) ayaa tacsi u diray eheldii iyo Qaraabadii uu ka geeriyooday Raisulwasaarii hore ee Soomaaliya C/Risaaq Xaji Xusen

Warsaxaafadeed ka soo baxay Madaxtooyada Juba ayaa waxaa uu Madaxweynaha KMG Juba uu tacsi u diray dhamaan umada Soomaaliyeed iyo Ehelada Raisulwasaare C/risaaq Xaji Xusen.

Hoos ka Akhriso Warsaxaafadeedka tacsida ah ee ka soo baxay Madaxtooyada Maamulka KMG ee Juba
Tacsida-axmed-madoobe

Cabdi Yare
Kismaayo

Leave a comment

Archives
February 2014
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
2425262728  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online