Ra’iisul wasaaraha KMG ee dowladda Libya Cali Zeydan oo la sii daayey

October 10, 2013 - Written by Editor

Cali ZeydanLibya:-Raisul wasaaraha KMG ee dowlada Libya Cali Zeydan ayaa goordhow la lsii dayay, ka dib markii ay saaka ka afduubeen kooxaha kacdoonka Hotel uu ku sugnaa oo la yiraahdo Corinthia Hotel oo ku yaal bartamaha magaalada Tripoli ee caasimadda Libya.

Ra’iisul wasaaraha KMG ah ee dalka Libiya, Cali Zeydan ayaa haatan la sheegay in uu bad qabo uuna ku sugan yahay xarunta xukuumda KMG ee dalka Libya ,xiritaanka Raisulwasaaraha Libya ayaa buuq ka dhex abuurau dowlada Libiya ka dib markii ay soo baxeen in la amray in la soo xiro Raisulwasaare Cali Zeydan.
Wasiirka garsoorka ee dalka Libya Saalax al-Marqaani ayaa beeniyay in xeer-ilaaliyaha guud uu amaray in la xiro Raisul wasaaraha KMG ee dowlada Libya Cali Zeydan waxaana saaka ka afduubay hotelkii uu ku sugnaa koox ka mid ah kuwa kacdoonka ku riday Madaxweynihii hore ee dalka Libya Col.Qadaafi oo la yiraahdo Cutubka la-dagaallanka denbiyada’ iyaga oo ku andacooday in musuqmaasuq uu sameeyey Raisulwase Cali Zeydan .

Afhayeen u hadlay Xukuumada KMG ee dalka Libya ayaa ka sheegay Tv dalkaas in Raisul wasaaraha KMG ee dowlada Libya Cali Zeydan uu bad qabo xukuumada iyo dowlada libya ay ka hadli donaan saacadaha soo socda.

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

Archives
October 2013
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online