Madaxweynaha Juba oo Tacsi u diray eheladii RW hore C/risaaq Xaji Xusen
February 2, 2014 - Written by Editor
Kismaayo:-Madaxweynaha KMG ee Juba Axmed Maxamed Islaan (Axmed Madoobe) ayaa tacsi u diray eheldii iyo Qaraabadii uu ka geeriyooday Raisulwasaarii hore ee Soomaaliya C/Risaaq Xaji Xusen
Warsaxaafadeed ka soo baxay Madaxtooyada Juba ayaa waxaa uu Madaxweynaha KMG Juba uu tacsi u diray dhamaan umada Soomaaliyeed iyo Ehelada Raisulwasaare C/risaaq Xaji Xusen.
Hoos ka Akhriso Warsaxaafadeedka tacsida ah ee ka soo baxay Madaxtooyada Maamulka KMG ee Juba

Cabdi Yare
Kismaayo

.gif)

