Puntland oo ku dhawaaqday Guddiga Abaaraha Puntland
(November 11, 2025)
Muqdisho:-Ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda, H.E Ilyas Osman Lugatoor ayaa maanta ku dhawaaqay Guddiga Gurmadka Abaaraha Puntland, waxaana Guddoomiyaha Gud Puntland ayaa si Rasmi ah u beenisay in ay qeyb ka tahay dagaalka Sudan.
(November 6, 2025)
Garoowe:-Dawladda Federaalka ah oo ay muddo xileedkeedii ka hareen bilo kooban, kuna fashilantay dhammaan shaqooyinkii loo igmaday waxay ku mashquushay oo shaqo maalmeed ka dhigatay "Dacaayad, been a Madaxweynaha Puntland oo hir-guddoomiyey Shirka Golaha Wasiirada Puntland.
(November 6, 2025)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor, ayaa Shir-guddoomiyey Shirka Golaha Wasiirada oo Madaxweynaha Puntland oo maanta furay Kal-fadhigga 57-aad ee Golaha Wakiillada Puntland.
(October 25, 2025)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo uu wehliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Ilyaas Osmaan Lugatoor ayaa maanta furay Kal-fadhigga 57-aad ee Go Madaxweynaha DFS oo Shir-Gudoomiyey Shirka Golaha Wasiirrada.
(October 16, 2025)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta guddoomiyay kulanka toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada, kaas oo diiradda lagu saaray dardargelin Madaxweynaha JFS oo la kulmay Xildhibaanada DFS ku Meteli doona Baarlamaanka Ururka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika (EAC)
(October 16, 2025)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay xubnaha cusub ee la doortay ee Soomaaliya ku metelaya Baarlamaanka Madaxweyne ku xigeenka Puntland ka qayb galay Xuska Maalinta Cuntada Adduunka
(October 16, 2025)
Nairobi:-Madaxweyna Ku-xigeenka dowladda Puntland Mudane H.E Ilyas Osman Lugatoor, ayaa ka qayb galay Xuska Maalinta Cuntada Adduunka, oo ay soo diyaarisay Wasaaradda Beeraha loogana hadlay horumarin
Doodaha Culimada Maxaa kala gudboon Caamada Sh Maxamed Cabdi Umal Xafidahulaah.(October 15, 2025)
Nairobi:-Doodaha Culimada Maxaa kala gudboon Caamada || Sh Maxamed Cabdi Umal Xafidahulaah.Halgan web Tv Station Broadcasting ✔ Please Subscribe l✔ SHARE ✔ LIKE✔ AND COMMENT ✔ Thank You ✔ Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo ka qeyb galay bandhigayay buugga “Ismahurto”,
(October 15, 2025)
Garoowe:-Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland, H.E Ilyas Osman Lugatoor, ayaa caawa ka qayb galay munaasabad ballaaran oo lagu soo bandhigayay buugga “Ismahurto”, oo uu qoray Maxamed Ciise Ci Muxaadaroالقيادة وأثرها على الأمة “Hoggaanka iyo Saamayntiisa Umadda” Sheekh Maxamed Idiris.
(October 7, 2025)
|| Muxaadaro Muhiima القيادة وأثرها على الأمة “Hoggaanka iyo Saamayntiisa Umadda” Sheekh Maxamed Idiris. https://youtu.be/OmAOBQ8n Halgan web Tv Station Broadcasting ✔ P
![]() |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
Somali Links
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||

