Madaxweynaha JFS oo ka qeyb galay Shirka Iskaashiga Ganacsiga Dalalka Bariga Afrika
(October 7, 2025)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta furay Shirka Iskaashiga Ganacsiga Dalalka Bariga Afrika oo markii 2aad ay martigelinayso Caasimadda Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh Maxamuud oo gaaray magaalada Kismaayo
(October 5, 2025)
Kismaayo:-Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta soo gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta kumeel-gaarka ah ee Dowlad-Goboleedka Jubaland. Inta uu ku sugan yahay magaalada Kismaayo, Mad Hay’adda Culumada Soomaaliyeed oo ka Tacsiyeysay Geerida Sheekh C/casiis Bin Claahi Bin Maxamedd Alla Sheekh
(September 24, 2025)
Muqdisho:- Hay'adda Culumada Soomaaliyeed ayaa ka Tacsiyeysay Geerida ku timid alle ha u naxariistee Sheekh C/casiis Bin Claahi Bin Maxamedd Alla Sheekh oo ahaa Muftiga dalka Sacuudiga iyo caalim ka
Jamaacada Al-Ictisaam Bil Kitaabi Wassunnah oo ka tacsiyeysay geerida Sheekh C/casiis Alla Sheekh.(September 24, 2025)
Muqdisho:-Jamaacada Al-Ictisaam Bil Kitaabi Wassunnah ayaa ka tacsiyeysay geerida ku timid alaha u naxariisto Sheekh C/casiis Bin Claahi Bin Maxamedd Alla Sheekh oo ahaa Muftiga dalka Sacuudiga iyo Madaxweynaha Puntland oo magaalada Boosaaso ku qaabilay wafdi ka socda Dowladda Mareykanka.
(September 20, 2025)
Boosaaso:-Madaxweynaha Dowladda Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta magaalada Boosaaso ku qaabilay wafdi ka socda Dowladda Mareykanka, oo uu hoggaaminayo Safiirka Mareykanka ee Soom Caaqil Cumar Cabdullaahi Cabdi oo duqeyn lagu dilay
(September 13, 2025)
Ceelbuh:-Allaha u naxariistee Caaqil Cumar Cabdillaahi Cabdi ayaa lagu dilay duqeyn ka dhacday miyiga Jinacyo sidda ay saxaafadda la wadaageen qaar ka mid ah dadka deegaanka. Ilo wareedyo kala duwan o Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad-sugidda Puntland oo beenisay warar lagu faafiyey Baraha bulshada
(September 6, 2025)
Boosaaso, 06 September 2025 – Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad-sugidda Dowladda Puntland waxay beeninaysaa wararka maanta lagu faafiyey baraha bulshada, ee lagu sheegay in muwaadin reer Somaliland ah Maxaa ka jira in Culumada Nairobi dagaaladii Sool ku taageereen $1.8 million Sh Maxamed Cabdi Umal.
(September 1, 2025)
Nairobi:-Sheekh Maxamed Cabdi Umal Xafidahulaah ayaa si waafi ah uga hadlay hadalo uu leeyahay Sh Maxamed Sheekh Osman oo aad loogu faafiyey baraha bulshada kuwaas oo si khaldan ay uga faa,ideysteen Cadaynta Xad-Gudubka Iyo Eexda ku jirta Manhajka Madaakhilada Dr.Xasan Sh.Cali Warsame
(August 27, 2025)
Hargeysa:-Waxaa ka socda magaalada Hargeysa ee xarunta Maamulka Somaliland muxaadarooyin silsilad ah oo lagu cadeynayo Xadgudubka kooxada Jadiidiyada ama Madaakhilada loo yaqaan kuwaas oo dhaqan iyo Warmurtiyeed ay wada jir u soo saareen DFS iyo Siyaasiyiinta Mucaaradka.
(August 25, 2025)
Muqdisho:-Iyadoo la tixgelinayo muhiimadda midnimada qaran, xasilloonida siyaasadeed, iyo dowlad-wanaagga loo dhan yahay, isla markaana mudnaanta la siinayo geedisocodka dowlad-dhiska Soomaaliyeed, a
![]() |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
Somali Links
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||

