Mandumatu Xaaiyah waxaa Akhrinaya Sheekh Ahmed Aden Sulub (Daawo)
(November 11, 2013)
Nairobi:-Waxaan Idiin soo gudbineynaa kitaabka Manduumat Xaa,iyah oo uu akhrinayo Sheekh Ahmed Aden Sulub waaan kitaab yar balse aad u qiimo badan waxaana uu Kitaabka Sheekhu ka akhriyey Masjidka Al-H
Culimo’udiin ku baaqay in gurmad loo fidiyo dadkii ku waxyeeloobay Daadad iyo Duufaano ka dhacay Puntland.[Masawiro](November 11, 2013)
Boosaaso:-Qaar ka mid ah Culimada ku nool Puntland ayaa waxa ay u istaageen gurmad loo fidinayo dadwayne reermiyi u badan oo ay saamayn ku yeesheen Roobab da’ayay 48dii saac ee la soo dhaafay ilaa i Madaxweyne Xasan “Caalamku waa inuu gurmad deg-deg ah la soo gaaraa dadkii ay saameeyeen duufaanta Cyclone
(November 11, 2013)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta wuxuu si khaas ah ugu tacsiyeeyay eheladii iyo asxaabtii ay ka geeriyoodeen muwaddiintii ku geeriyood R/W DFS oo ka codsaday Caalamka inay Gargaar u Fidiyaan Deegaanada ay duufaanada ku dhufteen
(November 11, 2013)
Muqdisho:-Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” ayaa ku baaqay in loo gurmado dadka ku wax yeeloobay dabaylaha roobka wata ee ‘cyclone’ ee
Idaacada VOA oo shaacisey in Khilaaf uu soo kala dhexgalay madaxda DFS(November 11, 2013)
Muqdisho:-Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la sheegay inuu ka codsaday Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid inuu iscasilo. Warar lagu kalsoon yahay oo aanu ka الغلاة يقتلون المجاهدين Maqaal in la akhriyo ku haboon W/Q C/casiis Maxamed
(November 11, 2013)
Muqdisho:-Waxaa maanta aad ula yaabay maqaal lagu daabacay Mareegtay Almoslim.net oo uu mushrif ka yahay Sh.Dr Naasir Cumar Xafidahulaah Maqaalkaan ayaa i soo xasuusiyey xasuuqii ay dalka Jazaa,ir ka
Madaxweynaha Puntlland oo ka hadlay khasaarihii ka dhashay Roobab dabaylo wata oo ka da’ay Puntland(November 11, 2013)
Garoowe:-Roobbab dabaylo iyo duufaano wata ay ka da'ayaan degaanada Puntland ee ku teedsan xeebaha badweynta Hindiya ee Puntland waxaan ilaa hadda wararku ay sheegayaan in ilaa 100 qof ay ku dh Ciidanka Maamulka Jubba oo howlgalo ka sameeyey magaalada Kismaayo
(November 11, 2013)
Kismaayo:-Waxaa xalay iyo saaka howlgalo ay ka sameeyey magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka Jubada Hoose ciidanka amaanka ee Maamulka KMG ee Jubba waxayna gacanta ku soo dhigeen afar dhalinyaro a
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||

