Ra’iisul Wasaare Khayre oo la kulmay Ra’iisul Wasaaraha Norway, Erna Solberg (Masawiro)
(June 20, 2018)
Ra’iisul Wasaaraha Xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre, oo ku sugan magaalada Oslo ee caasimadda dalka Norway ayaa kulan la qaatay dhiggiisa dalkaasi, Erna Solberg. Labada