Madaxda Soomaaliya iyo Itoobiya oo Heshiis Gaaray
(June 16, 2018)
WASHINGTON. D.C:-Dowladaha Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa maanta isla gaaray heshiis ay dowlada Itoobiya ku maalgashaneyso afar dekedood oo ku yaalla Soomaaliya. Heshiiskan ayaa ka danbeeyay kadib marki
Raiisul Wasaaraha Dalka Itoobiya Mudane Abiy Axmed Cali oo soo gaaray magaalada Muqdisho.[Masawiro]
(June 16, 2018)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ku soo dhaweeyey wafdi uu hoggaaminayo Raiisul Wasaaraha
Sh Cali Warsame oo si adag uga Hadlay colaada u dhexaysa S/land iyo Puntland.[ Video]
(June 16, 2018)
M_M_Deeq Halgan.net