Madaxweynaha JFS oo si diiran loogu soo dhaweeyey magaalada Asmara (Masawiro)
(July 28, 2018)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ku sugan magaalada Asmara ee xarunta dalka Ereteriya ayaa wada hadallo la yeeshay dhig
Taliyihii hore ee ciidanka Birmadka gobalka Mudug oo lagu dilay Gaalkacyo
(July 27, 2018)
Gaalkacyo:-Allaha u naxariistee waxaa caawa lagu dilay magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug Taliyihii hore ee ciidanka Birmadka gobalka Mudug Col.C/rashiid gabi gabi, Allaha u naxariistee Tali
Sarkaal sare oo ka tirsanaa Al-shabaab ahaa oo la dilay.[Dhagayso]
(July 27, 2018)
Waajid:-Hawlgal ay xalay ciidamada ammaanka ee maamulka Koonfur Galbeed Somalia ay ka sameeyeen agagaarka degmada Waajid ayey ku dileen sarkaal ka tirsanaa hogaamiyeyaasha ururka Al-shabaab oo lagu ma
Madaxweyne Farmaajo oo ugu baaqay shacabka in ay ka qeyb qaataan ololaha Isxilqaan.[Masawiro]
(July 26, 2018)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo khudbad u jeediyey kumannaan mutadawiciin ah oo hormuud u ah xoogagga waddaniyiinta ee laga hirgeliyey
Shirkii Golaha wasiirada Puntland oo kulan ku yeeshay Garoowe
(July 26, 2018)
[ngg_images source="galleries" container_ids="2736" display_type="photocrati-nextgen_basic_thumbnails" override_thumbnail_settings="0" thumbnail_width="600" thumbnail_height="800" thumbnail_crop="1" i
Madaxweynaha Dawladda Puntland oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Danjire Michael Keating.[Masawiro]
(July 25, 2018)
Garoowe:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas  ayaa Maanta oo ay taariikhdu tahay  25 July 2018 waxaa uu xafiiskiisa kulan kula qaatey wakiilka xog-hayaha guud ee Q
Madaxweynaha Dowladda Puntland oo dib ugu soo laabtay Garoowe.[Masawiro]
(July 23, 2018)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo taariikhdu tahay 23 July 2018 waxaa uu dib ugu soo laabtay Puntlnad, kadib safar shaqo oo uu ugu maqnaa magaalda B
Wasaaradda Arrimaha Gudaha Puntland oo amartay dhismaha Golaha deegaanka Garoowe
(July 22, 2018)
Garoowe:-Wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha dowladaha hoose iyo horumarinta reer miyiga ee dowladda Puntland C/laahi Xirsi Cali (TIMA-CADDE) ayaa waxaa looga hadlay dhismaha golayaasha deegaanka ee P
Madaxweynaha JFS oo faray laamaha ammaanka ay dib u habayn ku sameeyaan istaraatiijiyadda sugidda amniga
(July 22, 2018)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa sheegay in laamaha ammaanka ay waajib ku tahay fududeynta dhaqdhaaqa iyo ganacsiga bulshada, iyagoon
Dood-wadaag ku saabsan Shareecada Islaamka iyo Dastuurka oo Muqdisho ka dhacay[Masawiro]
(July 22, 2018)
Muqdisho:-Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa Muqdisho ku qabatay kulan dood-wadaag ah oo ku saabsan Shareecada Islaamka iyo Dastuurka oo ay ka soo qeybgaleen dhamaa

« Previous PageNext Page »