Madaxweynaha Puntland oo u Hambalyeeyey Axmed Xuseen oo Mar kale Kamid Noqday Baarlaamaanka Canada.
(October 23, 2019)
Boosaaso:- Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo ku hadlaya magaca shacabka iyo Dowladda Puntland ee Soomaaliyeed waxa uu hambalyo u dirayaa Xildhibaan Axmed Xuseen oo
Madxweynaha Jubbaland oo magacaabay labadiisa Madaxweyne ku xigeen
(October 23, 2019)
Kismaayo:-Madaxweynaha Jubbaland mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta Talaado 22 Oktoobar 2019 wareegto ku magacaabey labadiisa kuxigeen. -Mudane Maxamuud Sayyid Aden - Madaxweyne kuxigeenka
Madaxa Xukumadda Gal-Mudug oo magacaabay gudiga farsamada ee doorshooyinka
(October 23, 2019)
Dhuusamareeb:-Madaxa Xukumadda Galmudug Dr Sh.Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa shalay waxaa uu Magacaabay Gudiga farsamada Doorashooyinka iyo xalinta Khilaafaadka Galmudug. [ngg src="galleries" ids="
Madaxweynaha Puntland oo magacaabay Agaasimayaal Guud ee Wasaaradaha iyo Hay’adaha Madaxa-banaan.
(October 23, 2019)
Boosaaso:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Xeer Madaxweyne Lr. 86 oo ku taariikheysan 21-ka Octoobar 2019, ku magacaabay Agaasimayaal Guud ee Wasaaradaha iyo Hay