Madaxweynaha Puntland iyo wafdi uu hogaaminayo oo lagu soo dhoweeyay Dhahar.
(October 31, 2019)
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane, Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hogaaminayo oo ka kooban labada gole ayaa maanta siweyn loogu soo dhoweeyay degmada Dhahar oo ah xarunta Gobolka Hayl