Khudbadii Jimce ee Masjidka Al-hidaaya ee magaalada Nairobi Sh Shibli [Dhagayso]
July 4, 2014 - Written by EditorNairobi:-Sh Maxaammud Shibli ayaa maanta khudbadii JImce ee Masjidka Al-hidaaya waxa uu ooga hadlay waxyaabo badan oo soonka qiimo u yeelaya qofkana ajirkiisana wayneey naya,waxaa ka mid ah waxyaabaha uu sheekhu tilmaamay Salaada habeenkii la tukado, Suxurta oo dib loo dhigo iyo Afurka oo la dedajiyo
Hoos ka Dhagayso Khudbadii Jimce ee Masjidka Al-hidaaya Sh Shibli
Mohamed Ahmed Ismail
Nairobi, Kenya