Warar

Madaxweynaha Puntland oo kulan la qaatay Hay’adaha Dowladda Puntland
(July 9, 2026)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo ay weheliyaan Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dowladda Puntland Mudane Cabdirisaaq Axmed Saciid iyo Guddoomiyaha Maxkamadda S
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo kulan la qaatay guddoomiyeyaasha degmooyinka Puntland
(July 8, 2026)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland, Mudane, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta kulan gaar ah kula qaatay Qasriga Madaxtooyada Dowladda Puntland ee Garoowe guddoomiyeyaasha degmooyinka Puntland
Madaxweynaha DFS Xasan Sh oo ka qeyb galay salaadda Janaasada Alle ha u naxariistee Imaam Maxamed Yuusuf Cali
(July 8, 2026)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa mas’uuliyiin ka tirsan hay'adaha dowladda, duubabka dhaqanka iyo culumaa'udiin Soomaaliyeed kala qayb g
Madaxweynaha Puntland oo kulan la qaatay madaxda hay’adaha Garsoorka Puntland.
(June 30, 2026)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland, Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor, ayaa maanta kulan la qaatay madaxda h
Madaxweynaha Puntland oo gudoomiyey Shirka Golaha Wasiirada Puntland
(June 18, 2026)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, Shir-guddoomiyey Shirka Golaha Wasiirada Dowladda Puntland oo looga hadlay Amniga, iyo arima kale waxaa sidoo kale looga digay
Jawaab kooban oo ku aadan hadalka Fahad Yaasiin uu ku bartilmaamsaday Sheekh Maxamed Idiris Xafidahulaah.
(June 1, 2026)
Garoowe:-Hadalka Fahad Yaasiin ee baraha bulshada soomaaliyeed ay faafiyeen ee ku saabsan Sheekh Maxamed Idiris waa eedeyn shaqsiyeed iyo tuhun aan caddeyn lahayn. Sheekh Maxamed Idiris waa Daaci
Kusimaha Madaxweynaha, ahna Madaxweyne ku-xigeenka Puntland furay Imtixaanka Shahaadiga ah ee Puntland sanadka 2026
(May 30, 2026)
Garoowe:-Kusimaha Madaxweynaha, ahna Madaxweyne ku-xigeenka Dowladda Puntland H.E Ilyas Osman Lugatoor, ayaa maanta si rasmi ah u furay Imtixaanka Shahaadiga ah ee Puntland sanadka 2026, oo ay sanadk
Maamulka Halgan.net oo Hambalyo u diray Umada Soomaaliyeed Munaasabadda Ciidul Adxaa.
(May 27, 2026)
Muqdisho:-Maamulka Halgan.net iyo dhamaan wariyaasheeda ayaa u diraya Hambalyo dhamaan umada Soomaaliyeed ee Muslinka ah Hambalyadaas oo ku aadan munaasabadda Ciidul Adxaa waxaana alle uga baryeynaa
Madaxweynaha Puntland iyo kuxigeenkiisa oo kulan la qaatay Guddoomiyeyaasha Gobollada Puntland.
(May 24, 2026)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor, ayaa maanta kulan la qaatay Guddoomiyey
Shirka Golaha Wasiirada Galmudug iyo xaaladda amniga deegaanada Galmudug
(May 23, 2026)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Galmudug, Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa maanta guddoomiyay Shirka Golaha Wasiirrada Dowladda Galmudug, kaasi oo diiradda lagu saaray xaaladda amniga deegaanada Galmud

Next Page »