Maxaa cusub maanta ?

(September 3, 2019)
Arhus: Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Puntland diaspora Forum ayaa waxaa qalab caafimaad gaarsiisay Isbitaalka weyn ee magaalada Qardho ee Gobolka Karkaar , Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Puntland diaspor Khaladaad Lagu dhaco Bisha Ramadaan Sh Maxamuud Xalliike (Daawo)
(May 22, 2019)
Laascaanood :- Waxaan idiin soo gudbineynaa Duruus ku saabsan Bisha Ramadaan oo ay jeedin doonaan culumada Soomaaliyeed waxaan diirada lagu saari doonaa Bishan barakeysan ee Ramadaan . Khaladaad L 10 Sababood oo Guryaha ku hagaagaan ee Muslinka ah Sh Maxamed Cabdi Umal (Daawo)
(October 21, 2018)
Nairobi:-Waxaan idiin soo gudbineynaa Muxaadaro uu Sheekh Maxamed Cabdi Umal ka jeediyeymagaalada Nairobi waxaana uu Sheekhu Muxaadarada uga hadlay Guryaha hagaagsan iyo asbaabaha uu ku hagaago waana Dhismaha Insaanka ee Suuratul Faatixa Sheikh Dr Bashir Axmed Salaad Xafidahulaah (Daawo)
(October 13, 2018)
Nairobi:-Waxaan idiin soo gudbineynaa muxaadaro qiimo badan oo uu Sheekh Dr Bashiir Axmed Salaad uu ka jeediyey magaalada Nairobi gaar ahaan Masjidka Abu Bakar Sadiiq waxaana uu sheekhu muxaadaradiisa Mu’asasada Minhaaj oo idiin soo gudbineysa Barnaamij ee Bisha Ramadaan (Daawo)
(May 26, 2018)
Boosaaso:-Waxaan idiin soo gudbineysaa silsilad Duruus ah oo ku saabsan Bisha Barakeysan ee Ramadaan waxaana jeedin doona duruustaa Culumada Soomaaliyeed waxaan barnaamijka loogu magac daray duruusta Xaqiiqooyinka Sayniseed ee Islaamka qayntii 9aad ”Qur’aanka Kariimka iyo lakab-biyoodyada dildillaacan ee dhafan”
(April 3, 2018)
London:-Waxaan qormadan u hibeeyey guddigii culimada ahaa ee ka sheqeeyey masiibadii ka dhacday Puntland sanadkii 2013, iyo hawshii ay ka qabteen qaxootigii Soomaaliyeed iyo kii Yamaneed ee Boosaaso k

(February 1, 2018)
Burco:-Waxaan caawa idiin soo gudbiineynaa dhamaan Muxaadaraadkii laga jeediyey Nadwo cilmiyeed qiimo badan oo lagu qabtay magaalada Burco ee xarunta gobalka Togdheer. Nadwadan ayaa waxaa soo qaban Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Saalixiya Sh Dr Xasan Sh Cali Warsame (Daawo)
(December 10, 2017)
Burco:-Waxaan idiin soo gudbineynaa Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Saalixyada e Magaalada Burco waxaana Khudbada jeediyey Sheekh Dr Xasan Sheekh Cali Warsame waxaana uu Sheekhu uga hadlay Khatarta dhag

(December 7, 2017)
Qardho:-Waxaan idiin soo gudbineynaa muxaadaro aad u qiimo badan oo uu magaalada Qardho ka jeediyey Sheekh Axmed Dheeli xili uu socdaal dacwo ku marayey magaalada Qardho ee xarunta gobalka Karkaar ,wa

(November 17, 2017)
Nairobi:-Waxaan idiin soo gudbineynaa Muxaadaro qiimo badan oo uu magaalada Nairobi uu ka jeediyey Sh Dr Abdiweli Haji Sh Maxamed waxaana uu Sheelkhu uu Muxaadaradiisa uga hadlay cinwaana uga dh
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|