Faalooyin

Nadwo cilmiyeedkii 19aad oo ayaa goordhow ka bilaabay Masjidka Al Rowada Ee Boosaaso (dhamaad)
(March 23, 2022)
Boosaaso:-Nadwo cilmiyeedkii 19aad oo ayaa goordhow waxay ka bilaabatay magaalada Bosaaso gaar ahaan Masjidka Al Rowda nadwada sanadkan ayaa waxaa cinwaan looga dhigay "jiritaanka umada iyo Hanashada
Al Shabaab oo Sheekh Cabdinaasir Xaaji Axmed ku dilay magaalada Kismaayo
(February 22, 2022)
Kismaayo:-Kooxda Lunsan ee ku caan baxday in ay daadiso Dhiiga shacabka Soomaaliyeed ee Muslinka ah iyo Culumadooda ayaa maanta Duhurkii waxay magaalada Kismaayo ku dileen Sheekh Cabdi Naasir Xaji Ax
FARXADDA QALBIGA W/Q ABUBAKAR MOHAMMED
(January 22, 2022)
Ma ogtahay in farxadaaddu ay ka timaaddo qalbigaaga, markasta oo qalbigaagu yahay qalbi nadiif ah, waxaa fududaanaya in farxadda qalbigaaga ku jirta ay ka muuqato wajigaaga. Markasta oo aad dadka caf
Beyond the Hague: Revisiting the Maritime Dispute between Somalia and Kenya
(August 31, 2019)
The hearing of the maritime boundary dispute between Kenya and Somalia is scheduled to start on September 9th and last to September 13th at the International Court of Justice (ICJ), located in th
Kooxda Al Saadicuun Maxay ka aaminsan yihiin Dalalka Islaamka iyo Shucuubta Muslinka ah ee ku nool (Daawo)
(June 19, 2019)
Runtii markaan dhageystay xalaqaad badan oo ay u bixiyeen Kulanka Jimcaha gaar ahaan Kulnka 14aad waxaa ii soo baxay mowqifka ay ka aaminsan yihiin kooxda Al Saadicuun Wadamada Islaamka iyo S
PUNTLAND UURAYSATAY BAL AAN ARAGNO WAXAY UMULI DOONTO!
(January 7, 2019)
Leicester:- Waxay ummadda reer Puntland meel kasta oo ay joogaan afka ku hayaan dhegahana utaagayaan doorashada hadda deggaannada Puntland ka socota oo Madaxweyne cusub lagu dooranayo 08/01/2019.
Shirka Musasada EMA ee 5aad oo ka socda magaalada Örebro ee dalka Sweden (Masawiro)
(January 3, 2019)
Örebro:-Waxaa saaka ka furmay magaalada Örebro ee dalka Sweden Shirka Musasat EMA  (European Muslim  Association) kulankeedii 5aad waxaan ka soo qeyb galay wufuud culumo iyo ducaad ah kuwa
Shirkii Golaha Shuurada ee Mu’asasada EMA oo lagu soo afmeeray magaalada Malmö.(Masawiro)
(November 26, 2018)
Malmö:-Waxaa magaalada Malmö ee dalka Sweden ka furmay 25-11-2018 Shirkii golaha Shuurada ee Mu’asasada European Muslim Association (EMA) waxaana Shirka ka soo qayb galay dhamaan xubna Golaha Shuu
Xaqiiqooyinka Sayniseed ee Islaamka qaybtii 10aad W/Q Dr. Warfa Abdi Mohamed (Garweyne)
(July 20, 2018)
London:-Waxaan qormadan u hibeeyey Dawladda Federaalka Soomaaliyeed, dadaalkeeda daarran soocelinta iyo dhisidda dawladnimo Soomaaliyeed.   HALKAAN KA AKHI MAQAALKII XAQIIQOOYINKA SAYNISEED
Xaqiiqooyinka Sayniseed ee Islaamka qayntii 9aad ”Qur’aanka Kariimka iyo lakab-biyoodyada dildillaacan ee dhafan”
(April 3, 2018)
London:-Waxaan qormadan u hibeeyey guddigii culimada ahaa ee ka sheqeeyey masiibadii ka dhacday Puntland sanadkii 2013, iyo hawshii ay ka qabteen qaxootigii Soomaaliyeed iyo kii Yamaneed ee Boosaaso k

Next Page »