Maxamed Khalaf Aaden (Shangole) oo ku geeriyooday magaalada Muqdisho

July 8, 2014 - Written by Editor

shangoleMuqdisho:-Allaha u naxariistee waxaa xalay magaalada Muqdisho ku geeriyooday Maxamed Khalaf Aaden (Shangole) oo ahaa Aabii dhalay Sh Fu’aad Maxamed Khalaf oo ka tirsan Saraakiisha ururka Al-shabaab.  Allaha u naxariistee Maxamed Khalaf Aadan (Shangole) ayaa u geeriyooday xanuun hayey  in mudo ah, Marxuun Maxamed Khalaf Aadan (Shangole) ayaa waxaa uu mar noqday captain-kii ugu horeeyay xulka Qaranka Soomaaliyeed.

Waxaa kale oo uu Allaha u naxariistee Marxuun Maxamed Khalaf Aadan (Shangole)uu noqday gudoomiyihii guddiga olympikada Soomaaliyeed ee gobolka Shabeelada dhexe waxaan uu xubin ka noqday guddiga sare ee Olympikada Soomaaliyeed.

A/cawaale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
July 2014
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online