Madaxweynihii hore ee DGPL Dr.Cabdiraxmaan Farole oo hambalyo diray.[Dhagayso]

August 2, 2014 - Written by Editor

Madaxweyne_FarooleGaroowe:-Madaxweynihii hore ee dowladda Puntland Dr.Cabdiraxmaan Shiikh Maxamed Farole ayaa waxaa uu hambalyo ku aadan 1 Augsta 2014 oo ay ka soo wareegtay 16 guuradii markii la aasaasay maamulka Puntland Madaxwaynihii hore ee dowladda Puntland Dr.C/raxmaan  Faroole ayaa ka codsaday shacabka Puntland iyo dowladdaba isku duubni iyo in  la ilaalyo wada jirka iyo nabadgelyada dalka la iska ilaalyo kuwa doonaya in ay burburiyaan jiritaanka Puntland iyagoo ah gursi doon iyo xoolo doon.

Hoos ka Dhagayso Madaxwaynihii hore ee DGPL Dr.Cabdiraxmaan Farole oo hambalyo ku aadan 1.Augsta u diray shacabka iyo dowladda Puntland.

[audio: http://k007.kiwi6.com/hotlink/gl5kjm5m7t/faroole.mp3]

Halkaan ka Dhagayso Mp3

 

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
August 2014
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online