Madaxweynaha DGPL Dr C/weli Maxamed Cali Gaas oo safar ku tegay Boosaaso[Cod/Masawiro]

August 11, 2014 - Written by Editor

2Garoowe:-Madaxweynaha dowladda Puntland Dr Cabdi Weli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta waxaa safar aan horay loo shaacin uu ku tegay magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari isagoo soo raacay diyaarad khaas ah oo ay leeyihiin ciidanka badda Puntland. Madaxweynaha dowladda Puntland Dr Cabdi Weli Maxamed Cali Gaas ayaa diyaaradad ciidanka badda ee Puntland eaxaa ay ka soo qaaday garoonka diyaardaha ee Garoowe waxaan ay ku dekjisay Saldhiga ciidanka badda ee puntlan d  ee Qaw halkaas oo uu kulan gaar ah kula yeeshay safiirka dowladda Emarat-ka uqaabilsan arimaha Soomaaliya Mohamed Al-Othman iyo wafdi la socda oo maanta soo gaaray magaalada Boosaaso

Safarka Madaxweynaha dowladda Puntland Dr Cabdi Weli Maxamed Cali Gaas uu ku yimid magaalada Boosaaso ayaa waxaa ku weheliya wasiir ku xigeenka maaliyadda dowladda Puntland Axmed Yaasiin Saalax, Saraakiil ciidan iyo masuuliyiin kale.

Hoos ka dhagayso shirkii jaraa’id ee uu Madaxweynaha dowladda Puntland Dr Cabdi Weli Maxamed Cali Gaas ku qabtay Boosaaso.

[audio:http://k007.kiwi6.com/hotlink/7tt2ystnea/GaasBosaso.mp3]

Halkaan ka Dhagayso Mp3

no images were found

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
August 2014
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online