Go’aano ka soo baxay shirkii wadatashiga ee u dhexeeyay Dowladda Puntland iyo xildhibaanada DFS.[Cod/Masawiro]
August 20, 2014 - Written by EditorGaroowe:-Kulan wada tashi oo u socday mudo labo maalmood ah Xildhbaano ka tisan Dowladda Federaalka Somaaiya ee ka soo jeeda deegaanada Puntland iyo Dowladda Puntlad ayaa saaka waxaa ka soo baxay go,aano waxaa go,aanadaas saxaafddaa u akhriyey Wasiirada dastuurka, arrimaha federalka iyo dimuqraadiyaynta Puntland Sahro Siciid Nuur.
Kulanka wada tash ee ay yeesheen XIldhabaada Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo dowladda Puntland ayaa waxaa kal oo goob joog ka ahaa gudoomiyaha gudiga ku meel gaarka ah ee dib u eegista Dastuurka Soomaaliya marwo Caasho Geelle Diiriye oo qayb ka ahayd shika wada tashiga ee socday labadii cishe ee la so dhaafay.
Hoos ka eeg Go’aano kasoo baxay shirkii wadatashigii ee u dhexeeyay dowladda Puntland iyo xildhibaanada DFS no images were found
Hoos ka Dhagayso go’aano kasoo baxay shirkii wadatashigii ee u dhexeeyay dowladda Puntland iyo xildhibaanada DFS
[audio: http://k007.kiwi6.com/hotlink/bc6a3h8kch/goaano.mp3]Madaxweynaha dowladda Puntland Dr.C/weli Maxamed Cali Gaas oo la hadlay saxaafadda ayaa waxaa u mahadceliyey xildhabaaada Dowladda Federaalka Soomaaliya isagoo xusay n dowladdisu ay aqbashay codsigii Xildhnaabada DFS oo ahaa im mudo bil ah 30 ciho la siiyo fursada xiriirka Dowladda federaaka Soomaaliya iyo Puntland ay ku wada hadlaan wada hadalkaasna ay goob joog ka ahaadaan beesha caalamka.
Dhinac kale Xildhibaanada DFS ayaa iyaguna waxaa ay soo dhaweeyeen go’aanka ka soo baxay shirka wada tashiga ee u dhexeeya dowladda Puntland iyo Xildhnaada Dowladda federaalka Soomaaliya iyagoo uga mahadceliya madaxda Dowladda Puntlad sida ay uga aqbaleen codsigooda.
no images were found
M_M_Deeq
Halgan.net