Qarax maanta ka dhacay Irida hore ee Hotelka Maka Al-Mukarama ee Muqdisho(November 8, 2013)
Muqdisho:-Waxaa caawa qarax uu ka dhacay baanka hore ee Hotelka Maka Al-Mukarama ee magaalada Muqdisho, qarax ayaa waxaa ku dhintay ilaa 6 qof waxaan u dhaawacmay ilaa 15 kale. Warar dheeraad ah oo
Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Al-Hidaaya Sh.Cabdi Waaxid Xassan (Dhageyso)(November 8, 2013)
Nairobi:-Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Al-Hidaaya ee magaalada Nairobi ayaa waxaa maanta jeediyey Sh.Cabdiwaaxid Xassan allaha dhowree waxaan uu Sheekha uga hadlay bisha Muxaram iyo fadliga maalinta C
Raisul wasaaraha DFS oo Casho Sharaf u sameeyey Hogaamiyaha Maamulka Jubba(November 8, 2013)
Muqdisho:-Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” ayaa xalay casho sharaf ugu sameeyey hoygiisa Hogaamiyaha KMG ah ee Maamulaka Juba Sheikh Axmed Max
Taliyihii ciidanka fallaagada M23 ee dalka Koongo oo isu dhiibay Ugandha(November 8, 2013)
Kampala:-Waxaa la sheegayaa in Sultaan Makenge ay la socdeen boqolaal ka tirsan dagaallamayaasha ururka M23, sida ay sheegeen ilo wareedyo BBC-du la hadashay Dowladda Ugaandha iyo tan Koongo labadu
Dambi kuugu filan inaad duugto maankaaga W/Q Sheekh Cabdi Qani Qorane(November 8, 2013)
Boosaaso:-Mahad oo dhan alle baa leh nabadgalyo iyo naxariisna waxay u sugnaatay nabigeen Maxamed صلي الله عليه وسلم intaa ka dib Dadka iyo duunyada waxa kala duwa waa caqliga. Haddii
Lix ka mid ah Musharaxiinta xilka Madaxweynanimada Puntlland oo soo saaray Baaq.[Masawiro](November 7, 2013)
Nairobi:-Annaga oo ah xubno ka mid ah murashaxiinta u tartamaya hoggaanka sare ee Puntland, ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 6/ 11/ 2013, waxaan kulan hor-dhac ah ku yeelaney magaalada Nairobi (Keny Golaha Wasiirada oo DFS oo soo dhaweeyey natiijada shirka dib u heshiisiinta ee Muqdisho
(November 7, 2013)
Muqdisho:-Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii joogtada ahaa, waxaana kulankan shir guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Mudane Cabdi Faarax Shir Madaxweyne ku xigeenka Puntland Gen.C/samad Cali Shir oo tegay deegaanka Tukaraq
(November 7, 2013)
Garoowe:-Madaxweyne ku xigeenka Puntland dowladda Gen.C/samad Cali Shire ayaa socdaal kormeer ah ku gaaray deegaanka Tukaraq ee Gobolka Sool. Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo ay la socdaan ciidamo
Ra’iisul wasaaraha DFS ayaa xalay casho sharaf sagootin ah u sameeyey Ergooyinkii Jubooyinka.[Masawiro](November 7, 2013)
Muqdisho:-Ra’iiisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” ayaa xalay u sameeyey xaflad sagootin ah Ergooyinkii ka soo qayb galay shirka Jubooyink
Morten Storm oo Wareysi uu siiyey CNN-ka hadlay Ikrima iyo Dilkii Saleh Al Nabhan[Daawo](November 6, 2013)
Denmark:-Waxaa mar kale si kedis ah uga soo muuqday warbaahinta Reer galbeedka Morten Strom oo ahaa Jaasuus u dhaqeynayey mudo dheer Sirdoonka dalka Denmarka ee loo yaqaan PET iyo CIA Maraykanka waxaa
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||

