Maamulka sare ee Jaamacada bariga afrika oo soo gaba gabeeyay kormeer ay jaamacada ku sameeyeen.(Masawiro)
(November 6, 2013)
Boosaaso:-Waxaa maanta maamulka jaamacadda Bariga Afrika ay ka warbixiyeen kormeer ay maalmihii la soo dhaafay ku sameeyeen jaamacadda,kaasi oo ay ku kormeerayeen habsami u socodka Jaamacadda. Shir ka
Madaxweynaha DFS oo gaaray Degmada Jowhar ee xarunta gobalka Sh/Dhexe
(November 6, 2013)
Jowhar:-Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu horkacayo ayaa waxaa ay gaareen magaalada Jowhar ee xarunta gobalka Sh/dhexe waxaana halkaas ku soo dhaweeyey maamulka gobolka Sh/Dhexe iyo
Shirkii Jubbooyinka ee ka socday Muqdisho oo la soo xirey iyo qodobo lagu heshiiyey(Akhriso)
(November 6, 2013)
Muqdisho:-Waxaa goor dhaweyd lagu soo xiray xarunta Habar Khadiijo ee xarunta Nabad sugida Soomaaliya shirkii dib u heshiisiinta gobollada Jubooyinka oo ay ka soo qayb galeen ergooyin ka kala socda Do
Madaxweynaha DFS oo Casho Sharaf u sameeyay ergadii ka socotay Jubbooyinka
(November 6, 2013)
Muqdisho:-Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sh Maxamud ayaa Casho Sharaf u sameeyay ergadii ka socotay JubbooyinkaCashada ka hor ayaa waxaa lasoo bandhigay heeso wadani ah iyo r
Sh.Abdulqadir Dalmar oo ka qalinjabiyey University of Gloucestershire,UK
(November 5, 2013)
Leicester:-Waxaa  maanta oo taariikhdu tahay 5.11.2013 Shahaado sare  ee Mastarka la gudoon siiyay Sh.Abdulqadir Dalmar oo  degan magaalada  Leicester ee UK. Wuxuuna ku takhasusay Islamic  Bankin
Shirka dib-u-heshiisiinta gobalada Jubbooyinka iyo Gedo oo birito la soo afmeerayo
(November 5, 2013)
Muqdisho:-Shirka dib-u-heshiisiinta gobalada Jubbooyinka iyo Gedo ayaa lagu wadaa in maalinta birito ah lagu soo gabagabeeyo magaalada Muqdisho ka dib markii uu dib u dhacay warmurtiyeed laga soo saar
Gabdhaha wax ka barta Macaahida iyo jaamacadda Buuhoodle oo aasaasay Urur Gabdho.[Masawiro]
(November 5, 2013)
Buuhoodle:-Gabdhaha wax ka barta Machadka sare ee Al-furqaan Buuhoodle iyo Macaahidda sharciga ah ee hoostaga iyo weliba kuliyadda shareecada ee Jaamacadda bariga Afrika faraceeda Buuhoodle ayaa samay
Ra’iisul Wasaaraha DFS oo xafiiskiisa ku qaabilay Wasiirka Arrimaha Dibadda Itoobiya[Masawiro]
(November 5, 2013)
Muqdisho, November 5, 2013----Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid ayaa galabta xafiiskiisa ku qaabilay Wasiirka Arrimaha Dibadda ee dalka Itoobi
Shirka dib u heshiisiinta gobollada Jubooyinka oo la filayo in maanta la soo Afmeero
(November 5, 2013)
Muqdisho:-Shirka dibu heshiinta gobollada Jubbooyinka ayaa maalintii 3aad ka socda magaalada Muqdisho waxaana maanta looga dooday shirka arimaha amniga iyo sidii looga dhigi lahaa ciidan rasmi ah Male
Tartan dhexmaray Ardayda Machad ka sare ee Al-furqaan Buuhoodle (Masawiro)‏
(November 5, 2013)
Buuhoodle:-Ardayda wax ka barata Machadka sare ee Al-furqaan magaalada Buuhoodle gaar ahaana kuwa dhigta fasalka  1aad ee dugsiga sare (Form One) ayaa la dhex dhigay tartan u  dhexeeya gabdhaha &

« Previous Page — Next Page »