Shirka dib-u-hehiisiinta Jubbooyinka oo dib u dhacay iyo Ahmed Madoobe oo gaaray Muqdisho(Dhageyso)
(November 2, 2013)
Muqdisho:-Wararka naga soo gaaray magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in uu dib u dhacay mar kale shirka Shirka dib-u-hehiisiinta gobalada Jubbooyinkaiyo Gedo   oo la filayey in uu galabta ka furmo maga
Culumo iyo Aqoonyahanno Booqday Jaamacadda Bariga Afrika Faraca Buuhoodle
(November 2, 2013)
Buuhoodle:-Aqoon yahanadda kal ah Prof Cabdirisaaq Maxamed Aadan (Lafoole) Gudoomiyaha Jaamacadda Nugaal ee magaalada Laascaanood, Sh Axmed Maxamed Saleebaan, madaxa mu,assada alkaram ee dacwada iyo h
Dufcadii 5aad ee ka qalin Jabisay Machadka sare ee Al-Furqaan ee Buuhoodle (Masawiro+Muuqaal)
(November 2, 2013)
Buuhoodle:-Magaalada Buuhoodle ee Xarunta Gobolka Cayn Waxaa Ka Dhacday Xaflad Aad u Balaadhan Xalfadaasi oo Lagu Sogootinayey Arday ka qalinjebisey Magacdaka sare ee AlFurqaan ee Magaalada Buuhoodle
Dawro Tacliin ah loo qabtay Maamulayaasha iyo Macalimiinta Macaahidda gobolka Cayn‏(Masawiro)
(November 2, 2013)
Buuhoodle:-Magaalada Buuhoodle ayaa lagu qabtay aqoon isweydaarsi ay soo qaban qaabisay muassasada  Dacwiga ah ee Al-Karam qaybteeda gobolka sool.Siminaarkan oo soconaya mudo sadex maalmood ah ayaa l
Shirka dib-u-hehiisiinta Jubbooyinka oo galabta ka furmaya magaalada Muqdisho
(November 2, 2013)
Kismaayo:-Waxaa galabta  la filayaa in uu ka furmo magaalada Muqdisho Shir dib-u-heshiisiinta beelaha  ku dhaqan gobollada Jubbooyinka iyo Gedo waxaana shirka ka soo qeybgali doona masuuliin ka socd
Hogaamiyihii Dhaalibaan Pakistan Hakimullah Mehsud oo lagu dilay Waziristan.
(November 1, 2013)
Pakistan:--Diyaaradaha Drone-ka ah oo ay leeyihiin  ciidanka Mareykanka ayaa maanta waxay weerar ku qaadeen kulan ay isigu yimaadeen hogaanka Dhaalibaan Pakistaan waxayna kulanka uga arinsanayeen wad
Puntland iyo Gal-mudug oo ka hadlay dagaal ka dhacay deegaanka Godod
(November 1, 2013)
Garoowe:-Wasiir ku xigeenka wasaaradda amniga Puntland Cabdicasiis Baduugaaye ayaa caawa waxaa uu shir jaraa'id ku qab tay magaalada Garoowe isagoo ka waramay dagaal ka dhacay Deegaanka la yiraahdo Go
Ciidanka daraawiishta Puntland oo gaari ku soo qabtay degmada Burtinle
(November 1, 2013)
Garoowe:-Warar naga soo gaarayey degmada Burtinle ee Gobolka Nugaal ayaa sheegaya in labo gaari oo ay wateen ciidamo ka tirsan Daraawiishta Puntland ay xalay ku baxeen  gaari loo yaqaan Cabdi Bile oo
Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh Maxamuud oo dib ugu soo laabtay Muqdisho
(November 1, 2013)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta soo gabagabeeyey booqasho labo maalin ah ee uu  ku joogay magaaladda Kismaayo ee Xarunta Gobolka Ju
Warbixin Xaalada Sheekh Maxamed Khadar iyo walaalaha la xiran W/Q Sh Abu Fadli
(November 1, 2013)
Minneapolis:-Walaalayaal  waxaan safar kooban oo dacwadeed  ku gaaray,Magaalada SanDiego Ee Gobalka California,halkaas oo ay ku xiranyihiin culimo uu ka mid yahay Iimaamkii Masjidul-al ansaar Sheekh

« Previous Page — Next Page »