Ninkii xubnaha is jaray! Shiikh Axmed Cabdisamad
(November 5, 2013)
Qofka aadanaha ah wuxuu ka kooban yahay seddex quwadood oo kala ah: awooda jirka, tan caqliga iyo mida ruuxa. Seddexda awoodood way isdhamaystiraan. Haddii mid hawlgab noqotana inta kale si buuxda aya
Khudbadii Jimce ee Masjid jaamica Buuhoodle Sh Axmed Maxamed Suleymaan.[Daawo Video](November 5, 2013)
Buuhoodle:-Waxaa magaalada Buuhoodle ee Gobolka Cayn soo gaaray Sh Axmed Maxamed Suleymaan oo ka mid ah culimada waaweyn e Soomaaliya fadhigiisuna yahay magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool.S
130 arday oo baratay Qur’aanka Kariimka oo xaflad balaaran loogu qabtay Minnesota (Masawiro)(November 4, 2013)
Minnesota :-Xaflad balaaran oo si weyn loo soo agaasimay ayaa waxaa loo qabtay arday gaareysa 130 arday kuwaas oo ka qalin jabiyey barashada Qur'aanka Kariimka waxaana xaflada soo abaabulay Dalad ay k Dagaal u dhaxeeya Galmudug iyo Puntland oo ka qarxay deegaanka Godod
(November 4, 2013)
Gaalkacyo:-Wararka hadda naga soo gaaraya magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobalka Mudug ayaa sheegaya in iska horimaad culus uu ka qarxay deegaanka Godod oo 30 KM u jirta magaalada Gaalkacyo . War Shirkii dib u heshiisiinta gobalada Jubooyinka iyo Gedo oo ka socda Muqdisho
(November 4, 2013)
Muqdisho:-Shirkii dib u heshiisiinta gobalada Jubooyinka iyo Gedo ayaa maalintii labaad ka socda magaalada Muqdisho iyadoo maanta la guda galayo loona faahfaahinayo Ergooyinka heshiiskii Addis Aba
R/W DFS oo maanta si rasmi ah u furay shirkii dib-u-heshiisinta Jubooyinka (Dhageyso)(November 3, 2013)
Muqdisho:-Ra’isiul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” ayaa si rasmi ah u furay maanta shirkii dib-u-heshiisiinta Jubooyinka, kaas oo ay ka s
Shirka dib u heshiisiinta ee gobalada Jubooyinka iyo Gedo oo ka furmay Muqdisho.(November 3, 2013)
Muqdisho:-Shirka dib u heshiisiinta ee gobalada Jubooyinka iyo Gedo ayaa waxaa uu maanta ka furmay magaalada Muqdisho gaar ahaan Hotelka Jazeera waxaana shirka ka soo qeyb Ra'iisul Wasaaraha JFS
Gudoomiyaha Gobalka Mudug Maxamed Yuusuf Tigey oo dib ugu soo laabtay Gaalkacyo (Dhageyso)(November 2, 2013)
Gaalkacyo:-Gudoomiyaha gobolka Mudug Maxamed Yuusuf Jaamac Tigey ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Gaalkacayo ee xaruunta gobalka Mudug, waxaana uu socdaal kala duwan ku soo bixiyey wadamada A Ciidanka maamulka gobolka Hiraan iyo kuwa AMISOM oo howl gal ka fuliyey Beledweyne
(November 2, 2013)
Hiiraan:-Waxaa maanta ay ciidanka maamulka gobolka Hiraan iyo kuwa AMISOM ee dalka Jabuuti ay howl galo ka fuliyeen qaar ka mid ah xaafadda magaalada Beledweyne, Ciidamadaan is garabsanaya ayaa waxaa Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Al-Hidaaya Sheekh Mowliid Cabdi Ahmed (Dhageyso)
(November 2, 2013)
Nairobi:-Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Al-Hidaaya ee magaalada Nairobi ayaa waxaa ka jeediyey Sheekh Mowliid Cabdi Ahmed alaha dhowree waxaan uu Sheekha uga hadlay in ay diinta Islaamku ay tahay dii
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||

