Ciidanka Jubbaland oo howl gal fuliyey[Video]

October 7, 2019 - Written by Editor

Kismaayo:-Ciidanka Daraawiishta Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa howlgallo qorshaysan ka sameeyay Tuulooyin hoos yimaada deegaanka Cabdalla Biroole oo qiyaastii 55KM dhanka bari kaga beegan Magaalada Kismaayo.

Hoos ka daawoa Jubbaland TV oo uu uga warbixiyay Abaanduulaha Guutada 1-aad ee Ciidamada Daraawiishta Jubbaland Khiyaar Cabdi Maxamed.

A/cawaale
Halgan.net

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

230,485 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>