Wasiirka Arrimaha Gudaha Puntland oo tegay degmada Towfiiq ee Gobolka Mudug
(December 16, 2019)
Towfiiq:- Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federalka iyo Dimuqraadiyeynta Puntland Maxamed Dhabancad oo socdaal nabaddeed ku Tagey Degmada Towfiiq ee Gobolka Mudug. Ujeedka safar Wasiirka ayaa
Madaxweynaha Jubaland oo dib ugu soo laabatay magaalada Kismaayo
(December 16, 2019)
Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta dib ugu soo laabtey Magaalada Kismaayo ee xarunta Dowlad Goboleedka Jubbaland kadib safar shaqo oo uu Dalka dibadiisa ugu maqnaa muddo 20 cish