Jadwalka doorashada Maamulka Galmudug oo la soo saaray
(December 19, 2019)
Guddiga Farsamada Maamul u dhisidda Galmudug ayaa soo saaray Jadwal cusub oo ku saabsan Doorashada Maamulka Galmudug. [ngg src="galleries" ids="3124" display="basic_thumbnail"] Halgan.net Muqdi
Madasha Xisbiyada oo ka baxay wada-hadallada Farmaajo.
(December 19, 2019)
Madasha Xisbiyada Qaran ee Soomaaliya ayaa sheegay inuu bur-buray heshiiskii ay kula jireen madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, islamarkaana aysan wada-hadallo kale la geli doonin