Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland oo Magacaabay Guddi Culimo Ah oo Qayb Ka Noqonaysa Gurmadka Gardafuu.
(December 5, 2019)
Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland, Ahna Ku-simaha Madaxweynaha Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa magacaabay Guddi madaxbanaan oo Culimo ah, kuwaasi oo qayb ka noqonaya Gurmadka Gobolk