Wararkii ugu Danbeeyey ee Qaraxii Maanta
December 28, 2019 - Written by EditorInta la xaqiijiyay 80 qof ayaa ku dhintay qarax aad u culus oo saakay ka dhacay isgoyska ex-control Afgooye ee magaalada Muqdisho.
Qaraxan oo ahaa gaari walxaha qaraxa laga soo buuxiyay ayaa lagu dhex qarxiyay bar kontorool oo aad u mashquul badan oo xilligaa ay ku sugnaayeen gaadiid fara badan oo sidday dad shacab ah.
Wariyaha VOA ee Muqdisho Seynab Abuukar Maxamed ayaa faahfaahinta qaraxaasi inoo haysa.
VOA Somalia Halgan.net
.gif)

