Hay,ada SUNNA oo saminaar u qabatay culimada DDSI (Masawiro)

July 16, 2014 - Written by Editor

IMG_0509Jigjiga:-Hay,ada SUNNA oo golaha sare arimaha islaamka deegaanka somaalidu gacan siinayo ayaa u qabatay 30 ka mid ah culimada deegaanka wax ka akhrisa ama wax ku barta nidaamka loo yaqaano (xerta) ,

Culimadan ayaa gacanta ku haya midka oogu yar xer tiradeeda lagu qiyaasay 200 oo wiil hase ahaate aana lahayn wax nidaam ah oo u dajisan ama manhaj qoran oo ay raacaan ,

Dowradan ay Hay,ada SUNNA u qabanayso culimadan oo socon doonta mudo 10 cisho ah ayay halku dhigeedu yahay sidii loo hormarin lahaa nidaamka xalaqaadka ah ee ay wax ku aqriyaan culimadan iyagana aqoontoodana loo kordhin laha .

Waxaa ka mid ah macalimiinta daraasada ka bixinaysa dowradan Sheikh Ibraahim Sheikh Muxumed oo ka mid ah boodhka hay,ada Sunna  iyo culimo kale.

no images were found

Isku soo wada duub  waa markii ogu horeysay ee culimo noocan oo kale ah oo ku kala takhusustay funuun kala cayn ah intii hal meel la iskugu keeno deegaanka loo faa,ideeyo iyaguna ay kala faa,idaystaan.

Hay,ada SUNNA
Jigjiga

Leave a comment

*

Archives
July 2014
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online