Nairobi iyo Ciida Sh.Maxamed Cabdi Umal Xafidahulaah (Daawo)
July 27, 2014 - Written by Editor
Nairobi:-Sheekh Maxamed Cabdi Umal oo ka mid ah culumada Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Kenya ayaa hadal kooban oo ku aadan xiliga ciida ka jeediyey Masjidka Abu Bakar Al-Sadiiq wuxuuna Sheekha ka hadlay goorta ay ciidayaan Muslimiinta ku dhaqan dalka Kenya gaar ahaaan magaalada Nairobi
Hoos ka Daawo Nairobi iyo Ciida Sheekh Maxamed Cabdi Umal
Salaf Media
Nairobi

.gif)

