Ururka Badbaado oo u qaybiyaya dhar ciideed danyar iyo agoon ( Masawiro)

July 24, 2014 - Written by Editor

10518647_826340764056488_6672204765535812594_nUrurka badbaado ayaa markay ahayd  bisha Ramadaan  25/ramadaan/1435 u qaybiyay dhar iyo kabo dad dayar oo waalidkood u awoodin in uu ciida ka farxiyo ayaa saaka aroortii loogu qaybiyay Machadka Zaylac iyadoo halkaa ugu horayntii ka hadlay Gudoomiyaha ururka badbaado Mudane axmed ibraahim maxamed wuxuuna u mahad celiyay cid kastoo ka qayb qaadatay incaruurtaa laga farxiyo .

Deeqdan oo ahayn mid dibada ururka uga timid laakiin ay tahay mid ay bulshada gobolka ku dhaqan ka codsadeen oo barnaamijka badbaadi nolshaada qaybtiisii sedexaad khatinkeedii laga ururiyay oo culimadu uga duceeyeen cidii ka qayb qaadatay waxa  xafladaa aad uga hadlay Sh Xasan Khayre Dirir isagoo u duceeyay dadka wax ku darsaday iyo dhalinta soo aagaasimay

Sh Xasan Khayre Dirir ayaa ugu baaqay dadka in ay ka qayb qaataan kaalmeynta dadka danta yar ciidaha danbe oo ay ugu soo horayso carafo .

no images were found

Gaba gabadii xaflada waxa ka hadlay Sheekh Maxamud iyo waalidiin ka mid ah waalidiinta caruurta looga farxiyay una duceeyay dhamaan dadkii ka qayb qaatay iyo dadka soo agaasimay in uu ilaahay janatu firdawasa ugu badalo.

Ururka Badbaado
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
July 2014
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online