Yahuuda iyo xasuuqa Gaza (Muxaadaro Sh Macalin Maxamuud Raximahulaah (Daawo + Cod)

July 17, 2014 - Written by Editor

dhifleGaza:-Wararka ka imaanaya magaalada Gaza ayaa sheegaya in cadowga yahuuda ay duulaan balaaran ku qaadeen magaalada Gaza oo ay gacanta ku hayaan Ururka Xamaas wariye uga soo warama Gaza Tv Al-Jazeera ayaa sheegay in ciidamada Yahuuda ay xasuuq ba,an ka geysteen magaalada Gaza

Magaalada Gaza ayaa tobankii maalmood ee la soo dhaafay waxaa ay ciidamada Yahuuda waxay ku dileen magaalada Gaza 240 muslimiin reer falastiin ah oo 52 ka mid ah ay yihiin Caruur waxaana ku dhaawacmay duqeynta ay ciidanka Yahuuda ka geysteen magaalada Gaza 1800 qof oo rayid ah.

Dadka reer falastiin ayaa waxaa ku socda xasuuq waxaana daawanaya caalamka Islaamka xitaa shacabkii waxay kari waayeen in ay shacuurtooda muujiyaan iska daa in ay Jihaad la galaan Yahuudee.

Hoos ka Daawo sida Yahuuda u xasuuqeyso Caruurta Muslimiinta Falastiin ee Gaza.


Madaxada dowladaha Islaamka ayaa waxaa ay hadaladooda ku soo koobeen in ay ku cabaadaan QM iyo hay,ado gaalo halka Yahuuda ay xasuuqa sii wado iyada oo aan dan ka lahaydn cabaadka madaxada wadamada Islaamka

MacalimMohamudWaxaan halkaan idiinku soo gudbineynaa muxaadaro aad u qiimo badan oo uu jeediyey Sheekh Macalin Maxamuud raximahulaah isaga oo ka hadlay xaalka ay ku sugan yihiin Muslimiinta Cinwaanka muxaadarad wuxuu ahaa Haka quusanina Naxariista Ilaahay

Hoos Ka Dhageyso Muxaadarada naxariista alle ha ka quusanina Sheekh Macalin Maxamuud Raximahulaah

[audio: http://k007.kiwi6.com/hotlink/oki5xiala2/Ha_quusanina.mp3]

ama Halkan Mp3

C/Casiis Maxamed
Halgan.net
Salaf Media

Leave a comment

*

Archives
July 2014
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online