Culimad Gobolka Sool oo baaq u jeediyey Bulshada Soomaaliyeed.[Masawiro/Video]

August 12, 2014 - Written by Editor

DSC_0127Laascaanood:-Waxaa bilahaan ka socday gudaha magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool dhismaha Masjidka Ramadaan kaas oo ku yaala badhtamaha magaalada Laascaanood waxaana dhisayay guud ahaan walaalaha Soomaaliyeed kuwaas oo ku deeqay waxyaabo kale duwan sidda Lacag, Sibidh, Marrmarrka ,Sagxada la dhigo iyo qalab kale.

Masjidka ayaa waxaa lugu qiimeeyay labo boqol oo kun 200,000 kun doolar waxaana soo gaadhay culimada iyo maamulka masjidka Lacag dhan boqol lix iyo labaatan kun Sagaal Boqol iyo Sagaal iyo toban Dolar 126,919, waxaana baxay boqol saddex iyo labaatan kun Dollar todobo boqol iyo lixdan iyo todob Dollar 23.767 Dollar waxaana Haatan Xawaalada Amal u yaal lacag doolar oo dhan 3,152 iyadoo goobta uu ka hadlay Sh Maxamuud Salaad Warsame.

Geesta kale waxaa halkaas si wayn ogahadlay maamulaha Xawaalada Amal Siciid Cabdi Ducaale (Siciid Elji) ayaa si wayn ugu mahad Celiyay walaalihii soo diraya lacagtaas kor aan ku soo sheegnay waxaan ka codsanaynaa in guud ahaan dadkii soo diray lacagaha inay soo caawiyaan masaajidka.

Masjidka Ramadaan ayaa waxa uu ku yalaa Badhtamaha Magaalada Laascaanood kaas oo si wayn u soo dhaweeyeen dhismihiisa dadka ku tukan jiray xiligii uu yaraa gaar ahaan dadka agdegan iyo shacabka magaaladaba.

Hoos ka Daawo baaqii Culimad Gobolka Sool

no images were found

Wixii faahfaahhin ah kala Xidhiidhi kartaa Culimada iyo Ganacsatada
Tel. +252-63-4496013-
+252-63-4496041
+252-63-4496031
C/kariim C/llaahi
lascanod,Somalia

Leave a comment

*

Archives
August 2014
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online