Sheekh Bashiir Axmed Salaad oo soo gaaray magaalada London (Daawo)

August 15, 2014 - Written by Editor

maxresdefaultLondon:-Waxaa saaka soo gaaray magaalada London Guddoomiyaha Hay’adda culimada Soomaaliyeed Sheekh Bashiir Axmed Salaad waxaana garoonka diyaaradaha ku soo dhaweeyey culumada iyo ducaada magaalada London.

Sheekh Bashiir Axmed Salaad Guddoomiyaha Hay’adda culimada Soomaaliyeed ayaa waxaa uu u yimid magaalada London in uu ka qeyb galo mutamar Islaami ah oo ka furmaya maalinta birito ah magaalada London waxaa soo qabanqaabiyey Mutamarka Musasat Al-Irshaad waxaana cinwaan looga dhigay (La dagaalanka Qabyaalada)

Hoos ka Daawo Iclaanka Muss’adda AI-rshaad iyo Mutamarka London ,Birmingham

Musasat Al-Irshaad
London
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
August 2014
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online