Golaha Wasiirada Dawladda Puntland oo ka hadlay arimaha amaanka iyo Abaaraha
February 2, 2017 - Written by EditorGaroowe:-Shirkii Golaha Wasiirada Dawladda Puntland ayaa waxaa maanta looga hadlay Arimaha laxiriira Ammaanka, Xaalada Abaaraha iyo Doorashooyinka Soomaaliya waxaana ay golaha si qoto dheer uga hadleen xaalada abaaraha ka jira deegaanada Puntland
Golaha wasiirada Puntland ayaa waxaa ay soo sareen Warmurtiyeed waxaana uu u qorna sidan
no images were found
M_M Deeq
Halgan.net