Kulan Xasaasi ah oo caawa ka dhacay guriga Raisulwasaare Sharmaarke (Masawiro)
(February 6, 2017)
Kulan Xasaasi ah ayaa caawa waxaa uu ka dhacay guriga Raisulwasaaraha JFS Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke waxaana kulanka isigu yimid Madaxweynihii hore ee DFS Sheekh Shariif Sh Axmed ,Raisulwasaar
Culumada Soomaaliyeed ee ku sugan Puntland oo baaq u diray Xildhibaanada JFS (Daawo)
(February 6, 2017)
Boosaaso:-Culimada Soomaaliyeed ee ku sugan magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka Bari ayaa talooyin iyo baaq u soo jeediyey xildhibaanada JFS iyo xubnaha labada Aqal ka dib markii ay nadwo ku qabteen
Shirkada Golis oo $250,000 ku wareejisay Gudiga Abaaraha Puntland (Masawiro)
(February 6, 2017)
Boosaaso:-Shirkadda Golis Telecom ayaa maanta ku wareejisay guddiga Abaaraha Puntland Lacag gaaraysa labo boqol iyo konton kun oo dollar ($250,000) taas oo loogu talagalay dadka ku dhibaataysan abaara
Dooda Musharixiinta u taagan xilka Madaxweynaha Soomaaliya oo ka socota Muqdisho
(February 6, 2017)
Waxaa magaalada Muqdisho hadda ka socota Dooda musharaxiinta u tartamaysa xilka Madaxweynaha JFS taas la filayo in ay ka dhacdo oo ka dhaceysa xarunta Villa Hargeysa. Musharixiinta ayaa horey u soo g