Musharax Cumar Cabdirashid Cali Sharmarke oo Tanaasulay Wareegii 2aad (Daawo Live)

February 8, 2017 - Written by Editor

Muqdisho:-Musharax Cumar Cabdirashid Cali Sharmarke ayaa ku dhawaaqay in uu ka tanaasulay xilka maxaweynha Soomaaliya ka dib markii uu u soo gudbay wareegii Labaad ee Doorashada.

Waxaana uu helay Musharax Cumar Cabdirashid Cali Sharmarke oo ah Raisulwasaaraha JFS 37 cod.

Waxaa wareega Labaad isigu soo haray 3 Musharax oo kala ah

1-Xasan Sh Maxamuud helay Wareegii 1aad 88 Cod
2-Shariif Sh Axmed helay Wareegii 1aad 49 Cod
3-Maxamed Claahi Farmaajo helay Wareegii 1aad 72 Cod
Wareega Labaad ayaa ah mid xambaarsan Xamaasad waxaa socda Is xulufeysi iyo dagaal siyaasadeed oo u dhexeeya qolyaha isbadal doonka iyo garabka Madaxweynaha talada dalka haatan haya Xasan Sh Maxamuud.

Hoos ka Daawo Doorashada Madaxweynaha JFS oo haatan gashay wareegii Labaad .

C/Caasiis Maxamed
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
February 2017
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online